Qoysas danyar ah oo Deeqa Afur ah loogu Qaybiya Magaalada Dhusmareeb .

0
130

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Uruurka Gargaar oo ah urur ay ku midobeen aqoonyahano ah kadhisan Magaalada Dhusmareeb ee Caasimada Galmudug kana shaqeeya  arrimaha waxbarashada, Caafimaadka iyo wacyagalinta ayaa in kabadan 70 qoysas oo danyar ah ugu qaybiyay Deeqa Afurin ah Dhuusamareeb.

Deeqdan ayaa iskugu jirtay Bur, Baris, Sonkor, Caano iyo Timir
Ugu horey wax kawarbixiyay deeqda ay qaybiyeen Guddoomiyaha ururka Gargar Axmed Cabdulaahi Galadiid.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya