Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-850 Qoys oo danyar ah oo ku nool Degmada dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa la gaarsiiyay deeq raashin ah.
Deeqdan Rashinka ah oo katimid dalka Sucudiga ayaa Dawlada Sucudiga waxaa ay u so wakiilatay Hay’adda Boqor Salmaan ee dalkaasi Waxaana shacabka Soamaaliyeed gaarsiiyay hay’adda khariga ee Tadhaamun.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa