Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-90 qoys oo danyar ah oo ku dhaqan magaalada ceynaba ee Somaliland ayaa ka faaideystay deeq raashiin ah oo ay soo dhiibeen Hay’addaha Relieve Humanity International iyo feeding Forward oo fadhigeedu yahay dalka Canada.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah fahineysa