WARARKA Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay Baydhabo By admin - May 23, 2025 0 40 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdan oo isugu jirtay Bur, Bariis, Songor, Saliid, iyo Timir, ayaa la gaarsiiyay 1,200 Qoysas oo Danyar ah kuwaasi oo ku nool magaalada Baydhabo. Maxamed cali samow https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/05/Warka-samow-Deeqda-baydhabo.mp3