Qoysas danyar ah Oo Deeq gargar ah loogu qeybiyey Degmada Afgooye.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan danyarta ah ee ku nool Degmada Afgooye ayaa waxay horey uga soo Barakeceen Deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose.Naxwo Axmed Kadiye