Qoysas ay saamayn ku yeelatay fatahaadda webiga shabeelle oo gargaar la gaar lasiiyey.

0
146

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdaan oo ay kudeeqday Dowlada Sucuudiga ayaa waxaa Baladweyne ka qeybiyay Hay’adda Tadaamun waxaana lagaarsiyay 3 kun oo qoys kuwaas oo ay sameyeen fatahaadi webiga Shabeelle gaar ahaana Magaalada Baladweyne.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa