Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wallalaha Muxsiniinta ah ee Ku kulma Ardaaga Xiinaha Ee Clubhouse iyo Madaxa Hay’adda SAMAH Tufaax Maxamuud Sayid ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ku qabtay Mashruuca afuri walaalkaaga sooman oo loogu tala galay 80 qoys oo isugu jira agoonley iyo dad danyar ah.
Afurkaan oo iskugu jira Raashiinka nooc-yadiisa kala duwan ayaa Waxaa la gaarsiiyay qoysaskii Mudnaa oo gaarayo 80 Qoys.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya