Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeel bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ee casimada dalka Ka daah-furtay shirka wadatashi qaranka oo ku saabsan Qorshaha Qaran ee ka hortagga iyo xakameynta cudurka Cagaarshowga gaar ahaan nocayadiis (B iyo C) ee Shanta sano sanno ee soo socta 2025–2030.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraaad. ayaa ka warramaya