Qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha deg degga ah oo Muqdisho laga daah furay.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda XFS ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha deg degga ah.

Xaflada daah furka ah ayaa waxaa Goob joog ahaa Wakiilo ka socday Hay’adaha kala Duwan ee Dowlada Soomaaliya oo Wakiilo ka socday Shirkadaha Isgaarsiinta ururada Bulshada rayidka ah iyo Beesha Caalamka kuwaasi oo gacan Weyn ka geystay Horumarinta isgaarsiinta xaaladaha deg degga ah ayaa ah dadaal iskaashi oo ka dhaxeeya Hay’adaha Isgaarsiinta Qaranka iyo Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka ee Sodma si loo xoojiyo Kaabayaasha Isgaarsiinta Dag daga ah ee Dalkeena Soomaaliya.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya