Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ka Daahfurtay Qorshaha Ilaalinta Bulshada ee 2025–2029
Daah-furka Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin: Guddoomiyaha Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Jubbaland, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Xildhibaano, Agaasimayaal guud, Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Kismaayo, Iyo Masuuliyiin kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa warbixintan ku eegaya