Qiimaha Shidaalka oo sare u kacay Suuqyada Magaalada Kismaayo.

0
104
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qiimaha shidaalka noocyadiisa kala duwan sida naaftada iyo baasiinka ayaa ah mid is badbadala mararka qaar qiimaha shidaalka hoos ayuu u dhacaa halka mararka qaarna uu sara u kac ku yimaado .
inta badan xiliyada uu bad xiranku jiro ayuu sara u kacaa qiimaha shidaadku maadaama uu yaraado shidaalka yimaada.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya