Qiimaha lakala siisto baradhada suuqyada magaalada dhoobley oo sare u kac ku yimid

0
199

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ka ganacsada qudaarta ee degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay sababaha keenay sare u kaca ku yimid qiimaha baradhada ee suuqyada magaalada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya