Qiimaha la’iibinayo qudaarta oo si wayn sare ugu kacay suuqyada Magaalada Dhuusamareeb.

0
88

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili lagu gudajiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa suuqyada Magalada Dhuusamareeb waxa kajira sare u kac xoogan oo ku yimid qiimaha Qudaarta la kala siisto.

Ganacsata qudaarta ayaa sababta sare u kaca qudaarta kusheegay Waddooyiinka ay qudaartu uga imaan jiray Magalada oo xirmay kadib marki roobab xoogan oo da’ay, iyo dadka oo aad u isticmala qudaarta xiliga soonka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya