Qiimaha lagu kala kiraysto guryaha hoyga ah Dhuusamareeb oo xaafadaheedu aad ukala sarreeyo.

0
181

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qiimaha lagu kala kiraysto guryaha hoyga ah Dhuusamareeb ee caasimada dowlag goboleedka Galmudug ayaa xaafadaheedu aad ukala sarreeyaa sida ay inoo sheegeen dadka guyaha kireeya iyo kuwa guryaha iskalehba arintaan oo bulshada caqabad xoogan kunoqotay

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya