Qiimaha lagu iibiyo Hilibka xoolaha ee Deegaanka Dhoobley oo laga dareemayo sare u kac

0
243

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qiimaha lagu kala iibsado hilibka xoolaha ee Suuqyada Magaalada dhoobley ayaa sare u kacay sababo la xiriira xoolihii la keeni jiray oo yaraaday,maadaama ay abaar iyo daaq la,an ka jirto qeybo badan oo kamid ah dalka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay