WARARKA Qiimaha La Kala Siisto Xoolaha ee Suuqyada Dhoobley oo u hoos udhacay. By admin - August 29, 2021 0 260 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hoos u dhac qiimaha xoolaha ah ayaa laga dareemayaa Seylada Xoolaha ee Magaalada Dhoobley iyadoo Hoos u dhacan loosababaynayo abaaraha ka jira Deegaanka. Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/08/warka-khadar-hoos-u-dhaca-ku-yimid-xoolaha-nool-gaar-ahaan-adhiga.mp3