Qiimaha la kala siisto Caanaha Geela ee magaalada dhoobley oo sare u Kac ku yimid.

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa sare u kac laga dareemayaa caanaha Geela ee Suuqayada Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose taasi oo qeyb ka ah waxyaabaha aadka loo isticmaalo Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya