Qiimaha Kirada Guriyaha Dhoobley oo kor u kacay.

0
138

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley oo Horumaro kala duwan sameyneysay Sanooyinkii u danbeeyay ayaa hadana dhinaca kale waxaa jira Sare ukac xoggan oo laga Dareemayo Qiimaha Guryaha lagu kireysto sida Guryaha Deegaanka ah iyo Kuwa Ganacsiga Qiimo kororkan ayaa saameyn baladhan ku yeeshay Dadka Danyarta ee aan awoodin in ay Qiime Sare ku kireystaan Guryaha.

Qaar kamid bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay sida ay u saameysay Sare u kaca qiimaha kirada Guryaha Guud ahaan Bulshada Gaar ahaan Dadka danyarta ah.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya