Qiimaha Khudaarta oo sare uga kacday Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Roobabka Deyrta ay ka curteen Magaalada Jowhar iyo Deegaanada Hoos taga islamarkaana uu Wabiga shabelle Fatahaado xoggan uu ka sameeyay Qaar kamid ah Deegaano Hoos taga Degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa sare u kac xoogan laga dareemayaa Khudaarta Nocyadeeda kala duwan ee lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar.

Qaar kamid ah Ganacsatada Khudaarta ee Magaalada Jowhar ayaa kawarbixiyay waxyaabaha sababay Sare ukaca yimid Qiimaha Khudaarta.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya