Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Fahanka bulshada ay ka heysato isticmaalka kaluunka ayaa magaalada dhuusamareeb sanadihii u dambeysay sare u sii kaceysay iyadoona ayna tirada dadka isticmaala kaluunka ay kordheen sida ay sheegeen ganacsatada kaluunka Magaalada dhuusamareeb.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya