Qiimaha Hilibka Geela oo sare u kac laga dareemayo Suuqyada Dhoobley.

0
162

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kawaanada lagu iibiyo Hilibka Xoolaha Gaar ahaan Hilibka Geela ee Magaalada Dhoobley ayaa laga dareemayaa sare ku yimid qiimaha la kala siisto taasi oo loo sababeeyay Qiimaha xoolaha nool oo sare u kacay.

Qaar kamid ah Dadka Iibiya Hilibka Geela oo Idaacada Sanguuni la hadlay ayaa sharaxaya qiimaha hada u marayo iyo midka awal hore la iibin jiray.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa