Qarashaadka Guurkee sii kordhaya oo saamayn ku yeeshay Dhalinyarada.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb kamid ah aas-aaska nolosha aadanaha waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab Illaahay ujideeyay marka ay rabaan inay lamaane isguursadaan, waxaana jira dhaqan ay Soomaalidu horay u taqaanay xiligii hore oo gabdhaha aysan xulan jirin qofka ay guursanayaan balse marka ay soo gaadhay Soomaaliya Aaladahan casriga ee Internetka waxaa fududaayay xulashada Lamaanaha taasi oo u sahashay Dhalinyaro badan inay iska bartaan baraha Bulshada.

Dhan kale waxaaa mudooyinkii danbe kor u sii kacayay Qiimaha Guurka taasi oo saameyn ku yeelatay dhalinyarada doonaya inay qoys dhistaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya