Qiimaha Guurka ee sii kordhaya oo saamayn ku yeeshay Dhalinyarada doonaya in ay mustaqbal samaystaan.

0
178

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb ka mid ah aas aaska nolosha bani’aadamka waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab ilaaheey u jeediyay marka ay rabaan inay lamaanaha is guursadaan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay