Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo xiliyadii la soo dhaafey qeybo ka mid gobolka shabeelaha dhaxe ay ka da’een roobab ayaa qaar ka mid ah deegaanada ku Hareereysan wabiga shabelle Bulshada ku nool waxaa saameyn kala duwan ku yeeshey roobab taasina keentey in shacabka ay u wareegaan raacida doomamaka maadama aan inta badan shaqeynin gawaaridii la raaci jirey.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa