Qaxootiga ku nool Xeriyaha Dhadhaab Oo Xaalad adag soo wajahdey.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaxooti badan oo ku nool Xeryaha Dhadhaab ayaa waxaa soo wajahday nolol adag kadib markii ay waayeen waxyaabaha aasaasiga u ah nolosha bini’aadamka sida biyaha, cunada iyo waxbarashada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa