Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Drs Canab Cabdullaahi Kaariye oo kamid ah Dhakhatirta Ka howlgasha Isbitaalada ku Yaalo Degmada Dhoobley ayaa kawarbixisay waxyabaha Sababa Qalimada ay maraan Haweenka iyo saameynada ka dhasha.Fardowsa Axmed Cabdi ayaa warbixin inooga diyaarisay