Qalabeyn muhiim ah oo loo sameeyay Xaruumaha Dowlada Jubbaland.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah e Dowladda Jubbaland ayaa Agabyo muhiim ah ku wareejisay isbitaalka weyn ee Degmada Kismaayo, Wasaaradda Gargaarka iyo Masiibooyinka Jubbaland, Wasaaradda Waxbarashada adeegaasi oo iskugu jira qalab kala duwan oo ay kamid ahaayeen kuraas iyo Sariiro iyo agabyo kale oo muhiim ah.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya