Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda beeraha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa qaar kamid ah iskaasha-tooyinka beeraha gobolka shabellaha dhexe ku wareejisay qalab xafiiseed
Qalab xafiiseedyadan ayaa waxaa kamid ah kuraas ,Miisaas iyo waxyaabo kale.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa






