Qalab iyo Daawo caafimaad oo la gaarsiiyay Isbitaalo ku yaala Degmada Afgooye.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qalabkan iyo Daawoyinka Caafimaad ee lagaarsiiyey Deegaanka Tawakal Ee Degmada Afgooye ayaa ahaa mid ay baahi badan u qabeen Xaruumaha Caafimaad ee ka jira Deegaankaasi, waxaana gaarsiiyey Hey’adda Gedo waxaana Gudoomey Maamulka Deegaanka Tawakal.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa