Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Bartilmaameedka ugu wayn ee shaqo abuurka dhalinyarada looga gol leeyahay waa cirib tirka faqriga ama saboolnimada, shaqo abuur dhamaystiran oo wax soo saar leh ayaa ah habka ugu cuddoon ee lagula dagaalami karo saboolnida ka jirta guud ahaan daafaha dalkeenna Soomaaliya
Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa