Qaar kamid Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley oo bilaabay ka ganacsiga Alaabaha Hidaha iyo Dhaqanka.

0
278

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Raxmo Cabdi axmed waxa ay kamid tahay dadka qaba baahiyaha gaarka ah sida ay tahayna waxay ay sameysaa Farshaxanka iyo alaabaha hidaha iyo dhaqanka.

Xamdi sugow lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa.