Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Olole nadaafaded kor loogu qaadayo bilicda Deegaanka ayaa saka aroor hore ka bilabmay Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubadda Hoose ololahan ayaa waxa iska kashanayay guud ahaan haween weynaha ku nool Magaalada Dhoobley.
Haweenkan ayaa si iskood ah u fulinayay ololaha taasi oo ay uga gol leyihiin kor u qaadida nadaafada iyo bilicda Deegaanka, ma ahan markii kobaad ee isxilqaan nocan oo kala ah ay sameeyaan haweenka ku nool Magaalada Dhoobley.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya