Qaar kamid ah Warshadaha lagu sameeyo Barafka ee Deegaanka Dhoobley oo ka Warbixyay Shaqadooda

0
225

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxa ay kamid tahay Magaalooyinka kulul ee Dalkeena Soomaaliya sida weynna looga isticmaalo Barafka taasi oo ay dadku siweyn u buux dhaafiyaan goobaha lagu iibiyo barafka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa.