Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ceeblo Aadan waxaa ay kamid tahay haweenka ku nool deegaanka dhoobley ee gobolka jubada hoose, waxayna ibiisaa subaga xoolaha nocyadisa kala duwan sida subaga ariga iyo lo’da oo nolosheeda iyo tan qoyskeedaba ka maareysaa.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa