Qaar kamid ah Haweenka ku nool Dhoobley oo xoga saaraya barashada nashqadeynta dharka dumarka iyo karintooda.

0
172

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haween Badan oo ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xooga saaraya Barashada nashqadeynta dharka dumarka iyo karintooda kuwaasi oo hada qaar kamid ah ayba ku shaqeystaan xirfadaasi.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa