Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa uu Tababar uga furmay Qaar kamid ah Haweenka Deegaanka kaasi oo lagu barayo Haweenakan habka loo sameeyo saabuunta Dharka lagu dhaqo.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa
Audio Player