Qaar kamid ah Ganacsatada Degaanka Dhoobley oo markii ugu horeysay Deegaanka keenay gaaska cuntada lagu karsado

0
288

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa mudooyiinki dambe ku talaabsaneysay horumar dhanka ganacsiga ah waxaana markii ugu horeysay laga hirgaliyay goob ganacsi oo lagu iibiyo gaaska.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga inooga diyaariyay