Qaar kamid ah Gabdhaha waxbartay ee Deegaanka Dhoobley oo codsaday in shaqooyinka ay u sinaadaan Ragga iyo Dumarku.

0
163

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah gabdhaha ku nool magaalada dhoobley ee Gobolka jubbada Hoose ayaa sheegay in ay ka jirto Dalkeena sinaan la’aan dhanka shaqada ah iyagoona codsaday in Door muuqda oo dhanka shaqada ah la siiyo Gabdhaha.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa