Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Foornada lagu dubo cunnooyinka fudud sida Rootiga iyo Buskudka ayaa kamid ah goobaha ay shaqada ka helaan dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa ay noloshooda ka maareeyaan qoysas badan.
si aan wax badan uga ogaano ayeey idaacadda Sanguuni ayaan tagnay mid kamid ah foornooyinka ku yaala Magaalada Dhoobley, Sakariye Aadan Cadde oo kamid ah hawl wadeenada Foornadan waxaana uu sheegay in wakhti badan ay ku bixiyaan sidii ay usoo saari lahaayeen Cunnooyin ay magaalada ubaahan yihiin.
Waxaa Warbixintaan inoo haysa:-Aamino Axmed Aadan.