Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inkastoo wadanka ay kajirto shaqa la,aan baahsan ayaa hadanA waxaa mudooyiinki dambe dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley ay la imaanayeen hal aburo ganacsi ama siyaaba kala duwan oo noloshooda iyo tan qoyskoodaba uga maareeyaan
Xirfadda duubista xafladaha qalinjibinta ayaa waxaa ay qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley u noqotay shaqo ay ka maareeyaan noloshooda
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya