Qaar kamid ah Dhalinyarada ka shaqaysa Doobiga ee Magaalada Dhoobley oo kawarbixiyay Shaqadooda.

0
238
Closeup on woman's hands ironing, with selective focus

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro badan oo soomaliyeed ayaa mudooyinkii u danbeeyay la imaanayay hal abuuro ganacsi taasi oo ay kumaareenayaan noloshooda iyo tan qoyskoodaba, Cabdikarim muse waxaa uu kamid yahay dhalinyarada ku shqeesta xirfadda doobiga.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya.