Qaar kamid ah Dadka ku nool Tuulo Barwaaqo oo Wajahaya Xaalado Caafimaad darro.

0
98

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool Tuulo Barwaaqo ayaa xilagan wajahaya xaalado Caafimaad daro oo ay kamid tahay xanuunka Maalriyada oo sida uu Sheegay Guddomiyaha Tuulo Barwaaqo oo wareysi siiyay Warbaahinta Sanguuni.

Sido kale Guddomiyaha ayaa sheegay in ayna tuuladu laheyn xarumo Caafimaad oo ku filan waxaana u ugu baaqay Maamulka Degmada Dhoobley iyo Ha’yaddaha Caafimaadka in wax laga qabto xaaladaasi Caafimaad Darro.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya