WARARKA Qaar ka mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Magaalada Dhoobley oo sharaaxd Ka bixiyey Qaabka Ugu Wanaagsan ee Loo Gudi karo Caruurta. By admin - June 13, 2021 0 241 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Daahir Bisle oo kamid ah dhaqatirta Magaalada Dhoobley ayaa sharaaxd Ka bixiyey Caafimaad ahaan Qaabka Ugu Wanaagsan ee Loo Gudi karo Caruurta yar-yar. Xamdi Sugow Lamaane.ayaa ka warameysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/06/warka-hamdi-Qaabka-ugu-wanaagsan-ee-caruurta-loo-gudi-karo.mp3