Qaar ka ka mid ah Dhaqaatiirta Kismaayo oo baaq u diray Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Isbitaalada Daryeel ee Magaalada Kidmaayo Dr Axmed Maxamed Xuseen Ciro ayaa bahda caafimaadka Jubbland oo ay ugu sarayso Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboledka Jubbaland ugu baaqay in Magaalada ay ka sameeyaan wacyigalin ku aadan ka hortaga cadurada inta badan ka dhasha biyaha wasaqaysan . Maxamed Cali samow