Qaadashada Sabarlooga KG Oo Laga Bilaabay Baraawe.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowladda KGS waxaa si Toos ah looga bilaabatey Qaadashada Sabarloogooyinka dhulalka dadka Degan Magaalada taasi oo Suragashey sanadooyin fara badan ka dib Maadama Sabarloogada tahay mid cadeyneysa in uu qofka leeyahay Dhulka uu Degan yahay ama u yaala.

Waxaana kulan lagu shaacinaayey in la bilaawey aqqdashada sabarloogooyinka goob joog ka ahaa maamulka Degmada Baraawe Saraakiisha Amniga, Xubno Kamid Ah Golaha Degeenka Degmada iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya

Audio Player