Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa Jimcihii sheegtay inay ka mamnuucday 200 oo qof oo Maraykan ah inay soo galaan Ruushka, kuwaas oo ay ku jiraan saddex la dhalatay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.
Cunaqabateyntan ayaa jawaab u ah mid hore oo Washington ay kusoo rogtay
shakhsiyaad Ruush ah.
Waxaa sidoo kale ku jira liiska cunaqabateyntan la saaray xoghayaha warfaafinta
ee Aqalka Cad Karine Jean-Pierre.