Puntland Oo Loogu baaqey dhameystirka Ceel biyood Laga hirgeliyey Deegaanka Carta.

0
130

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si Bulshada Deegaanka Carta u hesho Biyo Nadiif ah oo ku filan ayaa waxaa halkaasi laga bilaabey sidii loo hirgelin lahaa Ceelbiyood kaas oo mudo socdey balse duruufo jiraan awgeed loo gaari waayey halkii la rabey Bulshada deegaankana ay baahi weyn u qabaan in ay helaan Biyo ku filan Nadiifna ah.

Goobta Ceelka laga hirgelinaayo ayaa waxaa booqdey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland iyo Isimo iyagoo ku baaqay in laga qeyb qaato dhamaystirka Ceel-biyoodka laga hirgaliyay deegaanka Cartao oo hada Bulshada si is xilqaan ah intaad ku soo gaarsiisey.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysaa