Olole wadooyin laami ah loogu dhisayo Gobolka Gedo oo looga dhawaaqey Magaaladda Garbahaarey

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madal ay iskugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulshada Degmada Garbahaarey ayaa looga arinsaday sidii bulshada Gobolka Gedo ay u dhisan lahaayeen goobaha danta guud sida wadooyinka isku xira Degmooyinka Gobolka Gedo.

Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen Masuuliyiin ka socday Maamulka Degmada Garbahaarey, Culamaa’udiin aqoonyahano ayaa lagu soo bandhigay Barnaamij loogu magac daray 5 dollar ku diso dalkaaga kaasi oo ka bilawday guud ahaan Degmooyinka Gedo islamarkaana looga dhisayo wadooyin laami ah oo isku xira Degmooyinka Gobolka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya