Olole wada baneeyn ah oo laga bilaabay Magaalada Laascaanood.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada hoose ee Magaalada laascaanood Gobalka Sool ayaa bilaabtay ololo waddo balaarani ah oo kor looga qadaayo laguna furaayo wadooyinka kala duwan ee dhexe maro xaafdaha magalada laascaanood.

Wadooyinka la furay ay wax ay isku xiraan xaafadaha shacabka horsed iyo kuwa kale si ay bulshada u helaan wadooyinka waaweyn oo ay maraan baaburta iyo bajaajada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramaya