Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr mohamed Amiin Cabdi Ali oo kamid ah dhallinyarada baratay cilimiga xoolaha isla markaana ku nool magaalada Baladweyne ayaa xaafadaha magaalada iyo deegaanada hoos taga Baladweyne ka bilaabay olole lagu daaweynayo xoolaha saameynta caafimaad kala kulmay cunista bacaha.
Ololahan ayaa xoolaha qaar qaliin looga sameyay caloosha iyadoo laga soo saaray baco aay cuneen halka kuwa kalana loo qoray dawooyin.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa